Wararkii Ugu Dambeeyay Ahlu Sunna oo isaga baxday Degmo ay dhawaan Qabsadeen

Wararka ka imaanaya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi isaga baxeen ciidamo taabacsan kooxda Ahlu Sunna kuwaa oo degmadaasi dhawaan dagaal la’aan kula wareegay. Dadka ku dhaqan degmada Matabaan ayaa sheegay in ciidamada Ahlu Sunna oo watay gaadiidka dagaalka ay saakay isaga baxeen gudaha Degmada ayna saldhig ka dhigteen duleedka degmadaasi. Sida … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Ahlu Sunna oo isaga baxday Degmo ay dhawaan Qabsadeen